Waxaa shalay ka dhacay albaabka hore ee wasaarada arimaha dibada ee dalkan Maraykanka banaanbax aad u balaadhan oo ka dhan ahaa dad iyagu doco doceeya midnimada Soomaaliya (Somaliland).
Madaxweynaha Maamul Goboleedka Soomaaliyed ee puntlnad mudane cabdiraxman faroole ayaa lagu soo waramaya safarka uu u aaday dalka india in uu ahaa sidii uu usoo siidayn lahaa maxaabiis ay isku jifi hoose yihiin faroole. (more…)
Waxaa Maanta lagu Qabtay magaalada Buuhoodle ee Xarunta Gobolka Olole Nadaafadeed oo Balaadhan Ayna ka qayb galeen Maamulka Khaatumo State , Ururda Ka howlgala Gobolka Cayn , Iyo Dhamaan qaybaha kala duwan ee Bulshada. (more…)
Dr. Siciid Warsame Ismaaciil (Ashahaado) oo ku sugan wadanka UK ayaa ka war bixiyey xaaladda caafimaad ee degaanadda Khaatumo State of Somalia. (more…)
Madaxwayne Axmed cilmi cismaan(Axmed Karaash) ayaa maanta si rasmi ah u shaaciyey in uu furanyahay garoonka diyaaradaha ee Seyid Mohamed abdulle Hassan Intetnational Airport waxaana madasha furitaanka kasoo qayb galay (more…)
Buhoodle:- Waxaa si wanaagsan loogu soo dhoweeyey magaalada Buuhodle qaybka mida ardaydii Dugsiga sare ee Laascaanood, ardaydaas oo diidey manhajka habawsan ee Jabhadda SNM waxayna socod dheer usoo galeen sidii ay u tegi lahaayeen meelaha maamulkooda Khaatumo ka taliyo. (more…)
Gudoomiyaha gudida fulinta ee G10, Dr Cali Ciise Cabdi ayaa galabta soo gaadhay magaalada Nairobi ee xarunta dalka Kenya. Dr: Cali Ciise Cabdi ayaa ka soo kicitimay magaalada Adis Ababa ee caasimada dalka Ethiopia. (more…)
Faroole ayaa labo usbuuc kahor u dirsadey magaalada muqdisho odayaal uu isagu gacantiisa kuxushey, isagoo isimo soo jireen ahaana ku bedeley kuwa gacan ku rimisa oo danahiisa suu u rabo ugu fuliya. (more…)
Waxaa magaalada nairobi ee caasimada dalka kenya ka ambabaxay Prof: Cali Khaliif Galay oo mudooyinkii u danbeeyay joogay dalka kenya ayaa saaka aroornimadii ka duulay nairobi (more…)
Ka'b b. Ujra (Allah be pleased with him) reported that the Messenger of Allah (may peace be upon him) happened to pass by him during the period of Hudaibiya. Thereupon he (the Holy Prophet) said to him (Ka'b b. Ujra): Do these vermins trouble your head? He said: Yes. Thereupon he (the Holy Prophet) said: Shave your head. Then sacrifice a goat or observe fasts for three days or give three sits of dates to feed six needy persons.[+][Muslim 007:2737]
Gabay Bili: Rooda Ibraahin Abdi Gurey (Afjano)
Waxqabadkii Saeed Awabdi Ahmed (AUN) & SVO. (Sawiro)